WAR CUSUB: Kulankii galabta yeesheen saddex Xildhibaan oo ka tirsan beesha Xawaadle iyo saraakiisha ciidanka Jabuuti ee ku sugan Beledweyne ayaa ku soo dhammaaday in guddi loo saaro, dhacdadii maalin hore ka dhacday Garoonka Diyaaradaha Ugaas Xasan Ugaas Khaliif.
Kulanka ayaa daba socday kulan shalay dhex maray Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan iyo saraakiisha Jabuuti, kaas oo la sheegay in aan la isku fahmin.
#Update: Beledweyne,Hiiraan Region,Somalia 2026
This is the true picture of Somalia in 2026, a country that appears to be sliding into civil war, led by Hassan Sheikh Mohamud, the former president whose presidential mandate expired on 15 May 2026.
#Update: Guddomiyihii maxkamada Sare Baashe aya xilka laga qaaday. Wuxuu eersaday Doorashadii Galmudug iyo dacwada dastuurka ee uu qabtay kiiskeda. Waxaa xilka loo dhibay Ibrahim Iidle Saleeban oo katirsan JSP.
#BREAKINGnews: Dowladda Soomaaliyaoo War-Saxaafadeed Soo saartay ayaa sheegtay in cid aan ogolaasho ka heysan aysan tagi karin Magaalada Hargeysa ee Maamulka Somaliland aysanna furan karin dhisme Safaarad.
War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa lagu cambaareeyay tillaabada uu Cirro warqadaha Aqoonsiga kaga guddoomay Danjire ka socday ISL.
#BreakingNews: Uganda withdraws Somalia,
PRESS STATEMENT
Kampala, Monday, November 2, 2026
UPDF Commences Withdrawal of Bilaterally Deployed Troops in Somalia
The Uganda People’s Defence Forces (UPDF) has embarked on the drawdown of troops deployed in Somalia under bilateral arrangements with the Federal Government effective immediately. The first cohort of troops under the phased withdrawal operation have already arrived back in Uganda. The operation to withdraw troops deployed in Somalia under bilateral arrangements will be completed in the next few days.
The UPDF will gradually withdraw all its forces in Somalia, including those currently deployed under the African Union Support and Stabilization Mission in Somalia (AUSSOM) by the close of 2027. This will mark the end of Uganda’s enduring 20-year peace and stabilization support operations in Somalia, permitting the Somali Armed Forces to assume full responsibility for security in the country.
CHRIS MAGEZI
Colonel
Acting Director Defence Public Information (DDPI)
Ministry of Defence and Veteran Affairs/UPDF
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa sheegay in gogosha wada-hadalka ee Dowladda Federaalka ay mucaaridka u fidisay ay tahay waqti lumis, isagoo shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay wadatashi iyo badbaadinta dalka. Wuxuu sidoo kale sheegay in Puntland ka shaqaynayso danteeda iyo tan Qaranka Soomaaliyeed.