Top Tweets for #WARCUSUB
#WARCUSUB: Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), oo kaashanaya Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa 24-kii Sebtembar 2026 duqeymo cirka ah ku qaaday xubno ka tirsan Al-Shabaab. Duqeymaha ayaa ka dhacay nawaaxiga Qumbi, oo qiyaastii 90 kiiloomitir waqooyi-galbeed ka xigta Kismaayo.
AFRICOM ayaa sheegtay in ay si wadajir ah Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Ciidamada Qalabka Sida Soomaaliyeed uga shaqeynayaan daciifinta awoodda Al-Shabaab, si looga hortago khatar ay ku beegsadaan ciidamada Mareykanka iyo muwaadiniintooda dibadda.
AFRICOM waxay intaas ku dartay in aan la shaacin doonin faahfaahinta gaarka ah ee ku saabsan cutubyada iyo agabka la adeegsaday, si loo ilaaliyo amniga iyo sirta howlgallada socda.

#WARCUSUB: madaxwaynaha somalia hassan sheikh ayaa mudo dhawr bari ah la waysanyahay asago markii ugu danbaysay lagu sheegay inuu Serbia Switzerland uga dhoofay.
balse warar soo xoogaysanya ayaa tilmaamaya in xasan sheikh iyo wiilkiisa lagu xanibay magaalada Zurich e dalka Switzerland kadib markii lagu qabtay lacag $300 million oy bank dhigayeen!

#WARCUSUB| SERBIA ๐ท๐ธ๐ธ๐ด
Guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Serbia, Saciid Serbiya, ayaa sheegay in Qunsulka cusub ee Safaaradda Soomaaliya ee Belgrade, Bashiir Nuur Xiirey Galad, dib loogu celinayo magaalada Muqdisho.
Guddoomiyaha ayaa sheegay in Qunsulka iyo xoghayihii la socday looga yeeray Muqdisho, isla markaana ay gacanta Loo geliyey/la siiyey tigidhadii diyaaradda ee ay dib ugu laaban lahaayeen Soomaaliya.
Arrintan ayaa imaanaysa kaddib markii dhowaan la Qunsulka loo diiday inuu gudaha u galo Safaaradda Soomaaliya ee Belgrade.

#WARCUSUB Heshiis ayaa la sheegay inuu dhexmaray burcad-badeedda haysta markabka M/V LUTUF iyo dowladda Turkiga, iyadoo dowladda Soomaaliya ay dhexdhexaadisay. Burcaddu waxaa la filayaa inay ka degaan LUTUF, kadibna u wareegaan markab kale oo ay haystaan oo ku sugan deegaanka Jiifle, gobolka Nugaal
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa duleelkeeda ka qaadatay Turkida iyo Burcadeeda ay xiriirisay. Burcada sida xogaha deegaanku sheegayaan xiriir fiican la leh dawlada federalka waqtigoodu dhamaaday waxayna qayb kayihiin ciidamo u qoratay si ay puntland gudaheeda uga fuliyaan falalal amniga liddi ku ah.
Maxaa kuu baxay?

#WARCUSUB Sida aan ka ogaanay sarkaal ka tirsan Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa xaqiijinaya in Dowladda Federaalka Soomaaliya aysan Mardambe Malayshiyaad Puntland ku sugan aysan Lacag dambe iskaga qasaarin Doonin
Sarkaalka ayaa yiri "Oomaaroow anaga Iyo Turkeyga Rajadda ugu weyn iyo Filashadda aan Filaynay waa Caasimadda Garoowe in Dagaal ka qarxo ayadiina waa suurobi wayday oo Faroole iyo waxgaradka Nugaal ayaa na dhabarjabiyey waxa kale macne samayn maayaan ayuu yiri isagoo Hadalkiisa sii wata....

#WARCUSUB Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Taliyaha Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), Jeneraal Dagvin R.M. Anderson, waft u hogaaminayo ayaa booqashooyin ku tagi doono magaalooyinka Kismaayo, Garoowe iyo Hargeysa.
Sida xogaha la helayo sheegayaan, Jeneraal Anderson ayaa la kulmi doona Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), oo maanta dib ugu laabtay Kismaayo, iyo Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo isna galabta dib ugu laabtay Garoowe.
Wararka ayaa intaas ku daraya in kulammada diiradda lagu saari doono qiimeynta xaaladda amniga Soomaaliya, marxaladda kala-guurka ah ee dalka, iyo qorshaha bixitaanka ciidamada shisheeye xaaladda Soomaaliya,
Intaasi kadib, Jeneraal Dagvin R.M. Anderson ayaa la filayaa inuu u sii gudbo magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland.
Xigasho OOMAAR
#WARCUSUB : Ciidamo kasoo jeeda dalka Masar ayaa la filayaa in dhowaan laga dajiyo qaybo kamida gobolada koonfureed ee Soomaliya.
Dawlada federaalka ayaa wada isku-dayo ah in ciidamada Ethiopianka ah ay ku badasho ciidamadan cusub ee dalka masar.
Maamulada la gayn doono guutooyinkan ciidamada dalka Masar kasoo kicitimaya waxaa kamida maamulka Koonfur Galbeed iyo gobolka gedo.
Salmaan kooshin.

#WARCUSUB: Beesha Caalamka ayaa soo gaarsiiyay Golaha Mustaqbalka iyo Madaxtooyada Soomaaliya inay isu diyaariyaan Wadahadal dhexmaraya todaabaadka 1aad ee bisha Luulyo.
Dhexdhexaadiyaasha ayaa ogolaaday in Golaha Mustaqbalku ay noqdaan cidda sida rasmiga ah u metalaysa Mucaaridka Soomaaliya ee la yeelanaya wadahadalka Dowladda Soomaaliya si dalka looga saaro ismari-waaga siyaasadeed ee ka dhasahy dhammaadka muddo xileedka haโayadaha Dowladda Federaalka ah.
Beesha Caalamka, waxay Madaxtooyada u sheegtay inay u furan tahay Dowladda Soomaaliya inay la hadli karto cid kasta oo ay iyadu doonayso oo siyaasiyiin ah, laakiin shirka iyo wadahadalka kala-guurka uu gaar u yahay Dowladda iyo Golaha Mustaqbalka.
Faahfaahinta xogta farriimaha la soo gaarsiiyay Golaha Mustaqbalka, Madaxtooyada iyo Madaxweynihii hore Maxmed Farmaajo, waxaad mardhow ka helaysaan Somali Stream.

#WARCUSUB: Dowladda Kenya ayaa ku eedaysay Raysal Wasaare Kuxigeenka Soomaaliya inuu nabadgelyo darro ka shaqaynayay. Laanta la dagaalanka argagagixisada ayaa baahisay in Jibriil Cabdirashiid lagu helay ku luglahaanshihiisa rabshado uu ka sameeyay deegaannada dhaca xuduuda Kenya iyo Soomaaliya.
Kenya waxa ay sidoo kale faafisay nuqul kamid ah Baasabiorkiisii hore ay sheegtay inuu ahaa mid sharci darro uu ku helay Raysal Wasaare Xigeenka Soomaaliya, taas oo keentay in laga soo tarxiilo Kenya.
Waxay sidoo kale sheegeen in ay soo bandhigi doonaan Baasaboorka Kenya ee uu dhawaan cusboonaysiistay.

#WARCUSUB Waa Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibada Ali Balcad oo kasoo Laabtay oo kasoo Laabtay Israa11L ayaa booqanaya Dalka Jordan ๐ฏ๐ด
Jordan ๐ฏ๐ด waxaa lagu tiriyaa wadamada Carabta ee Xariirka aad u dhow la leh Dowladd Israa11L
Shaxaadka yaan la iiga hormarin ayaa socota

#WARCUSUB: Madaxda dowladda Soomaaliya ayaa goโaansatay isbaddal xukuumadeed oo taabanaya kuraasta ay ku fadhiyaan wasiirada kasoo jeeda Koonfur Galbeed iyo Somaliland.
Isku shaandhaynta oo la diyaariyay ayaa lagu xallinayaa siyaasiyiintii kashaqayay dastuur baddalka, dagaalkii lagu saaray Cabdicasiis Laftagareen iyo ururka JSP.
Sida ay Somali Stream ogaatay waxaa golaha kusoo biiraya siyaasiyiin xilal hore soo qabtay, waxaana la isdabamarinayaa wasaaradaha muhiimka ee xukuumadda.

#WARCUSUB Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Soomaaliya, Cabdulqaadir Madaxaa-na Furan, ayaa ka tanaasulay musharaxnimadiisii Koonfur-Galbeed.
llo-wareedyo lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in uu qorsheynayo inuu helo kursiga #Hop204 ee Xildhibaannimada, kaas oo uu uga tanaasulayo Xildhibaan Isaaq Cali Subagg, oo haatan ku sugan Nairobi. Wararka ayaa sidoo kale tilmaamaya in kursigaasi lagu kala libsaday lacag dhan 300,000 oo dollar.
Sidoo kale, Madaxaa-na Furan ayaa la sheegay inuu damacsan yahay xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, iyadoo kursigaasi la filayo inuu bannaanaado, maadaama Madoobe uu doonayo inuu u tartamo xilka Madaxweynaha Koonfur-Galbeed.

Dhaarinta si habsami leh ayay u dhacday ๐
Laakiin doodda dhabta ah waa:
Masโuuliyiin cusub = isbeddel cusub? mise wax walba sidii hore? ๐คจ
Maxaad adigu qabtaa? #Soomaaliya #Dowladnimo #WarCusub
Dhaarinta si habsami leh ayay u dhacday ๐
Laakiin doodda dhabta ah waa:
Masโuuliyiin cusub = isbeddel cusub? mise wax walba sidii hore? ๐คจ
Maxaad adigu qabtaa? #Soomaaliya #Dowladnimo #WarCusub
#Warcusub Fadeexad ayaa caawa haysata Villa Hawiye kadib markii horjoogaha beesha hawiye loo diiday Visa maraykanka sidaana waxa ku baaqday safarkiisa. โ
Somalia ๐ธ๐ด maha dal waa dal qashiin ah ๐

#WARCUSUB Calmiskaad Ciidamada Difaaca Dowlada Puntland oo Dagaal Toos ah kula jira Firxadka Argagaxisada Daac1sh ee ku dhuumaaleysanaya Ceelka #Maraagane ee Togga #Baalade.
Guul Insha Allah. @PL_CTOperations @Pldefenceforce @PMPFOfficial
#WARCUSUB: Beeshii #Ciise iyo #MustafeCagjar oo wada socda waxay #Ayshica kudiyaarinayaan duulaan kadhan ah #Somaliland iyo sidii buuga #XeerCiise, #Isaaq iyo #Samaroon loogu sandulayn lahaa. @MediaWararka

#WARCUSUB Duqeyn ayaa saacado kahor lala beegtay xubno firxadka argagixisada Daacish ka mid ah oo ku dhuumanayey Tog ku yaalla Baallade, Duqeynta waxaa fuliyey Saaxiibada Dowladda Puntland ee Maraykanka.
ยฉ๏ธBari Media

#WARCUSUB Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa berri oo khamiis ah lagu wadaa in uu gaaro magaalada Muqdisho.

Last Seen Hashtags on Sotwe
mom #momson
Seen from Japan
BrandonCastaรฑeda
Seen from Mexico
ometv sph
minichat (((((((***************))))))) filter:native_video
Seen from United States
anxiouspanda(**)* filter:videos
Seen from Sweden
sarahmcgbeauty
Seen from Norway
brosis
ู
ุนุตูุชููู_ุฑูุญูุชูู
novv
Seen from France
matiassebastianochoa
Seen from Venezuela
Trends for you
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241.7M followers

Barack Obama 
@barackobama
119M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
114.6M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.9M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.2M followers

Rihanna 
@rihanna
98.7M followers

NASA 
@nasa
92.4M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.8M followers

KATY PERRY 
@katyperry
90.1M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
84M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
75.5M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
73.5M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.9M followers

YouTube 
@youtube
68.8M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
66.5M followers

Bill Gates 
@billgates
65.3M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
63.1M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.3M followers

CNN 
@cnn
61.8M followers

X 
@x
60.7M followers












