Meeshaan waa Qow gobolka Bari somaliya sunshine blue sky. Bal kawarama nimcadaan caalamka meeshaan ookale cadaanka gatey 200sano kahor lacag baa ku gelsysaa, intey maalgashadaan hotels and restaurants waxwalbo intey ka dhistaan bay balaayiin dolar bishii ka sameyaan.