State Bank of Puntland officials today met with a delegation led by World Bank Country Director for Somalia
The purpose of their visit was to observe the work of the World Bank's projects in #PL@statebankPl@WorldBank@WorldBankAfrica
The President of #Puntland State of #Somalia, Said Deni has today unveiled in #Garowe a newly constructed of region’s central bank as the State is celebrating it’s 23rd anniversary.
‘’ Waxaan si Rasmi ah u daah-furnay Bankiga Dawladda Puntland, waxaan u Mahad celinayaa Maamulka Bankiga & Shirkadda Albashid oo har & habeen usoo jeeday Hirgelinta Mashruucan’’
@SaidAbdullahiDe#DahfurkabangigaPl
Maanta farxad bay inoo tahay inaa goobjoog u ahaano xafladaan lagu daahfuraayo Bangigga DPL. Waxaan ka mahad celinayaa dadaalkii ay ku bixisay dawladdu iyo shaqaalaha bangiga sida hawl karnimada ah ay shaqadooda u gutaan
#PuntlandTurns23#1Aug
‘Anagoo ka duuleyna Qorshaha Madaxweynaha ee Teyeyn & Tiigsi waxan balan qadaynaa inan Horumarin dono dhaman Bankiyada DPL Waxan u Mahad celinayna Madaxweyne Deni oo lahaa Hal-aburka Mashrucan sido kalena har & haben na garab taagna’’
Abdirisaq Serar
Guddomiyaha Bankiga DPL