Waa garaad xumi hadalka uu ku hadaaqay, horay ayuu caruurtiisii ugu biiriyey ISIS (Daacishta), haddana asagii ayaa Kooxda argagixisada Alshabaab si toos ah ugu biiray sida kuwa ka soo horeeyey ay ugu biireen.
Waraabe waa in la geliyaa liiska argagixisada Lana soo taagaa Maxkamad