Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Koonfur-Galbeed (DKG) ayaa maanta si rasmi ah uga daah-furtay magaalada Baydhabo Kulanka Isku-duwidda Ilaalinta Bulshada ee Saddexdii Biloodba Mar la qabto.
Wasiirka Warfaafinta Dowladda Koonfur Galbeed Dr. Maxamed Ibraahim Bilaal, oo tababarka U soo xiray, Wariyaal ayaa kula dardaarmay suxufiyiintii ka faa’iideystay in ay aqoonta ka kororsadeen u adeegsadaan sare u qaadista tayada warbaahinta, wacyigelinta bulshada.
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta magaalada Baydhabo si rasmi ah uga daahfuray Kulanka Wadatashiga Guddiyada Baarlamaanka ee ku saabsan Hirgelinta Shuruucda iyo Siyaasadaha Booliska.