Gudoomiyaha Haayada TAG Foundation Waxay Maalinta 8Maarso oo kubeegan malinta haween waynaha aduunka ugu Hambalyaynaysaa Dumarka Soomaaliyeed Guulaha ay Gaareen sido kale waxay ugu baaqaysaa in Dumarka laga Daayo Tacadiyada ka dhankaa
#TAGF
Waxan dib uga bilownay magaalada galkio ee gobolka mudug gar ahan dugsiyada kala ah kobciye primary school iyo Ahmed Gurey primary school tababaf kusaabsan Gudiyada gabdhaha(Girl clubs)
Kadib gabagabadii tabarka waxan ardayga gadoonsinay agab iskugu jira kuwa waxbarashada.
Today is international day of zero Tolerence femile genital mutilation
Please Abstain from Genital mutilation which can lead to physical inactivity and it is Dangerous women's Health
#TAGFOUNDATION
The Founder of TAG Foundation who are one of the Organizers of Bejing +5 in 1995, now attending a meeting in Addis Ababa pledges Bejing +25 reviewing the achievements and chanllenges with agreed strategies after Bejing +5. Deligates from 49 African counteries including CSO.
Hay'adda TAG Foundation ayaa qaybisay Agab ay ugu talagashay, haween lootababaray sidii ay ganacsi wadareed u samaysan lahaayeen.
Gudoomiya Hay'adda TAG, Shacab iyo madax ka socota hay'adda Save the Childreen, oo barnaamijkaan cabiraya.
#TAGFoundation
Waxan Magalada Galkacyo Ku Qabanay Tababar la Xiriira kor Uqaadidada Xirfadaha laxirira Uqaremida Bulshada (Advocacy skills training for CSOs) waxana uga faidaynay Ururada Bulshada uga shaqeya Gar ahan Deganada Galkacyo #Bursalax#Galdogob,#HalabokhadIDP iyo #SalaamaIDP.