Top Tweets for #caafimaad
Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka ayaa xiray Dahab Dental Clinic kadib markii lagu helay dukumiintiyo been abuur ah iyo qalab caafimaad oo aan habboonayn, kuwaas oo dhaawac u geystay bukaano Soomaaliyeed.
#Somalia #Caafimaad #Cadaalad #Xisaabtan

Cerigaabo aniga noona taal hadii aanu M harti nahay waayo Dhulbahane lama aamini karo lol all haaji ali #caafimaad
Waxaa si guul leh loo dhamaystiray dhismaha iyo qalabeynta Isbitaalka Guud ee Hiiraan β Beledweyne.
Mahadcelin gaar ah ayaan u direynaa Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Federaalka.
#Soomaaliya πΈπ΄ #Caafimaad
πΈπ΄ Soomaaliya waxay ka qayb qaadaneysaa usbuuca naas-nuujinta (1-7 Agoosto).Wasiirka Caafimaadka Dr. Ali Haji Adam ayaa ku baaqay taageero hooyooyinka & carruurta.
π€ Soomaaliya & Djibouti waxay wadajir u kormeeraan badbaadada daawooyinka.#Caafimaad #Soomaaliya #NaasNuujinta2025

Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu biirtay Ururka Golaha Caafimaadka Afrika si loo xoojiyo nidaamka caafimaadka dalka β
ππ©Ί
#Somalia #Caafimaad #AMCOA #Muqdisho

Hoggaamiyaha Booliska Eyl ayaa si daran loogu dhaawacay rasaas ka timid askari ka tirsan saldhigga, Ilaahay ha siiyo caafimaad degdeg ah oo xoog leh, cidda masuulka ahna ha cadaadiyo baaritaanka si nabad loo sugo. ππ
#Eyl #Noocaal #BooliskaSomalia #Caafimaad

π#Muqdisho | Masβuuliyiin dowladeed ayaa ka qeyb-galay Bandhigga Ganacsiga & Caafimaadka ee caasimadda. πΈπ΄ #Soomaaliya #Ganacsi #Caafimaad
πMuqdisho | Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya ayaa furay shir wadatashi ah oo lagaga hadlayo Qorshaha Qaran ee ka hortagga iyo xakameynta cudurka cagaarshowga 2025β2030, si loo xoojiyo wacyigelinta bulshada loona yareeyo faafitaanka cudurka.
#Soomaaliya #Caafimaad #Cagaarshow
Somalia wali waa hormuudka ReSCO! π©ΊπΈπ΄
Waxay ka shaqeynayaan caafimaadka gobolka & badbaadada xuduudaha.
#Soomaaliya #ReSCO #Caafimaad
#Tehran #Iran

#CarruurtaAfrika π§πΎπ
Mahadsanidiin geesiyaasha ka shaqeeya badbaadada carruurta Soomaaliyeed ee xilliyada adag. πΈπ΄β€οΈ
Waxaa taageeraya UK, Caafimaad Plus & SOS Somalia.
#Somalia #Caafimaad #CarruurtaSoomaaliyeed

Wasaaradda Caafimaadka ayaa gaarsiisay 3 ambalaas si loo xoojiyo adeegyada caafimaadka ee gobolka Hiiraan. ππ
#Hiiraan #Caafimaad #Somalia

Waxaan u hambalyeynayaa ummadda #Soomaaliyeed, tan #Islaamka iyo dadweynaha #Galmudug, meel walbo ay ku sugan yihiin, #Ciid #Fitri wanaagsan. Waxaan Allaah ka baryayaa in sannadka soo socdo nagu gaarsiiyo #caafimaad, #barwaaqo, #midnimo iyo #nabad waarto. #Soomaaliya.

Masaajidka #Xaramka oo si rasmi ah loo dhammaystiray, ka dib 15 sanno oo balaadhin iyo casriyeyn lagu waday; waxa loo sameeyey wax kasta oo ay ku jiraan xarumo #caafimaad, meelo #carruurta lagu hayo iyo #garoon #diyaaradeed yarπ·

Isbitaalka Hodan ayaa la furay magaalada Muqdisho.
#IsbitaalkaHodan
#HodanHospital
#Muqdisho
#SomaliaHealthcare
#Caafimaad
@HassanSMohamud
Waxaa sharaf ii ah in aan xafiiski aan umadda ugu adeegi lahaa saakay fadhiisto, si aan u dardar gelino adeegyada bulshada, gaar ahaan caafimaadka, lana gaarsiiyo heer degmo kasta ay si toos ah u maamusho caafimaadkeeda.
#AdeegBulsho #Horumar #Daacadnimo #Xilkasnimo #Caafimaad
Waa aniga & Eng. @KahinIdiris oo umadda islaamka ah, bulshada soomaalida ah & shacabka Somaliland ku leh #ciid_wanaagsan
Waxaan dhamaantiin idiin rajeyneynaa inaad ku ciidaan #farxad & #caafimaad. Alle ciidan teeda kale & kuwa kaloo badan ha inagu gaadhsiiyo bashbash & badhaadhe

Adduunka maamulo baa #deyn u qaadanaya si dadka shacabka ah u helaan gargaar #caafimaad oo u qalma & xarumo cusbitaal oo guud (referral hospitals), halka #Puntland aaney xataa laheyn hal #Referral #hospitals 25 sano kadib. 5 sano oo ka kasta waxaa yimaada mid #xayraan ah oo la soo #diirtey, wuxuuna u maleynayaa inuu dalka & dadka leeyahay, xaqna u leeyahay inuu hantidooda dhaco ama ku laaluusho si uu u sii xukumo.
Ummad kasta hogaanka ay u qalanto baa la dooraa oo la siiyaa, waa dhaqan Alle, oo ku dhisan cadaalad.
@Qaanuunka_Diirshada
#Cadaaladda_Alle
βwaa inay helaan dhamaan caruurta iyo xaasaska Shuhadada iyo dadkii laxaadkooda ku waayey halganka #Laascaanood #Waxbarasho , #Caafimaad , #Guryo ,
#Adeeg_Nololeed oo kala duwan β
Sh Mubaarak Xadan Aar

Nebi Muxamed (Ψ΅ΩΩ Ψ§ΩΩΩ ΨΉΩΩΩ ΩΨ³ΩΩ
) wuxuu yiri:
π
"Qofkii waagu u beryo isagoo #nabad ah, #caafimaad qaba, oo haysta #nolol_maalmeedkiisa, adduunyo waxba kama maqna"
#Bukhaari
Haddaad saaka intaas haysato, dheh Ψ§ΩΨΩ
Ψ― ΩΩΩ, haddii ay wax kaa maqan yihiina Alle weydiiso π€²
Last Seen Hashtags on Sotwe
momson(((())))***+filter:native_video
Seen from United States
Goback_MODI
Seen from United States
opentypefeatures
Seen from United States
CompradePC
Seen from United States
ΰΈΰΈ²ΰΈΰΈΰΈΰΈΰΈΈΰΈ£ΰΈ΅ΰΈΰΈ±ΰΈΰΉΰΈ’ΰΉΰΈ
Seen from Thailand
loli
Seen from Germany
teenagee()+filter:native_video
Seen from United States
TeenageGirls filter:videos
Seen from United States
momson()+filter:media() - filter:images
ΰΈ£ΰΈ±ΰΈΰΈΰΈ²ΰΈΰΈΰΈ²ΰΈΰΉΰΈͺΰΈ
Seen from Thailand
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
240.9M followers

Barack Obama 
@barackobama
119.2M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.8M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
111.8M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.1M followers

Rihanna 
@rihanna
97.9M followers

NASA 
@nasa
92.2M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.2M followers

KATY PERRY 
@katyperry
88.3M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
82.2M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
73.7M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
70.9M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.1M followers

YouTube 
@youtube
68.7M followers

Bill Gates 
@billgates
64.2M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
63.8M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.4M followers

CNN 
@cnn
61.8M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
61.4M followers

X 
@x
60.8M followers




























