Sanad ka hor #Borama — #Baki waxa loo kala socon jiray 3 saac oo jid xumo dheertahay
Hada oo kalabadh la dhameystiray balaadhinta & dhismaha jidka, waxa loo kala socdaa 40 daqiiqo.
Way mahadsanyihiin Haayada Horumarinta Wadooyinka oo uu mashruucan madax uga yahay @KahinIdiris
Xaqiiqada biyo kama dhibcaanka ah ee la rabo in dhalinta gobolka #Awdal laga jiheeyo waxa ka mid ah; shaqo la'aan ta baahsan ee dhalinta gobolka haysata.
Bulshada gobolka uma baahna in loo kala qeybiyo #3DhadhaarMaaha
#Boorama waxa laga wado hadafkiisu waa in bulshada la isku diro, la is nacsiiyo, dadkana cadaw la iskaga dhigo
U jawaab kuwa waxaas wada una sheeg in duruufaha deegaankeenna ka jira aan lagu aamusiin karin dadka oo 3 dhadhaar loo qaybiyo
SHAQO LA'AANTA #3DhadhaarMaaha
Awdalites, historically a formidable barrier to Ethiopian expansion, stand ready to counter any aspirations of PM Abiy Ahmed, should he follow Menelik II’s path. Each and every Awdalite is prepared to echo the legacy of a modern Ahmed Gurey.” #Awdalites#ZailaPort
Garan maayo wuxu damacsanyahay caqliga qorsheynaya in wadada Wajaale Desingkeedii saxda ahaa ee 4km laga leexiyo, dabadeedna la sameeyo design cusub oo 13 km ah.
Hadii sidaasi go'aan kama dambeys noqoto, waxba yaan la dhawran. Bal waa ninka cirka dhagaxyo ka soo daadshsa.
.@RAbdiAnalyst, the overpaid HEEGO keyboard mercenary, broke this fake news a while ago. I'm sure he forgot about it, but the people he was branding as terrorists didn't, & they are willing to refresh his memory when he visits Hargeisa later this month to gossip about "peace".
"من يلقي الشوك لدى جاره، يجده ينبت في حديقته." مثل روسي
-
إستضافة @AcademyApd للكيني رشيد عبدي في هرجيسا الذي اِدَّعى زُورًا وبهتانا وجود وحدة من حركة الشباب في Awdal في فبراير الماضي!| الكيني جزء من مرتزقة الاعلام في المنطقة، تخصصه توزيع الارهاب والسلام!!
.@RAbdiAnalyst should verify fake news he made about al-Shabab's presence in the #Awdel region, as it could negatively impact regional stability and #Counterterrorism efforts. He should provide concrete evidence, and #Somaliland should take action against the #fake_news he made.
#Farta_Borama/Far Geddo-biirsi (Geddo-biirsi Script). Waa far uu 1933 alifay Sh. Cabdiraxmaan Sh. Nuur Qaadi —Qaadigii Borama, sidoo kalena ka mid ahaa Soomalidii u horeysay ee aqoonta maadiga ah barata—
Fartani waxay ka mid aheyd farihii ku tartamay 1972 in lagu Af Soomaaliga.
@cabdiraxmanmid@MAHDI_FOOD2015 Nin odey ah oo Egyptian ah ayaa maalin iga sheekeeyey faa'idooyinka uu tiinku uu leeyahay, waxa uu ila wadaagey 13 faa'ido oo loo isticmaalo se waxa aan filaya in tiinka lafterkisa uu labo nooc u kala baxo.