#SeerahaGarashada is an outlet run by a group of Awdalite intellectuals working on amplifying the voices of #ReerAwdal, with #AwdalFirst political beliefs.
Seeraha Garashada wuxuu soo saaray baaq muhiim ah oo uu si buuxda ugu taageerayo shirka ballaadhan ee uu Ugaaska guud ee Gadabuursi ku baaqay.
Baaqu waxa uu sidoo kale ka soo jeedinayaa talooyin miisaaman oo ku saabsan xaaladda cakiran ee ka jirta deegaanka Harawo.
THE BOTTOM LINE
#Awdal needs:
Ports 🚢
Airports 🛫
Highways 🛣
Bridges 🌁
Dams
Dry ports &
Customs 🛃
#Awdalites want:
1️⃣Jobs,
2️⃣Business opportunities &
3️⃣Freedom of movement for people & products.
#ZailaPort for #ReerAwdal
Baaq ku socda reer Awdal, gaar ahaan dadka ku dhaqan magaalada Borama,maamulka gobol, degmo, iyo shacab ba inay ka qayb qaataan qaybta kaga beegan hawshan, oo ah in la baneeyo dhul baaxad ahaan dhan 2.3 km dheer ah iyo 500 m balac ah.
Bogadin Baki-Borama
Dhismaha jidadka iyo kaabayaasha dhaqaalaha waxa loo isticmaalijiray in lagu ololaysto ama xaalado jira lagu qaboojiyo.
Waa markii ugu horreysay ee la bilaabo iyada oo aan olole ahayn, sidoo kale aan dhagax-dhig uun ahayn balse bilow mashruuc dhammaystiran
THE BOTTOM LINE
#Awdal needs:
Ports 🚢
Airports 🛫
Highways 🛣
Bridges 🌁
Dams
Dry ports &
Customs 🛃
#Awdalites want:
1️⃣Jobs,
2️⃣Business opportunities &
3️⃣Freedom of movement for people & products.
#ZailaPort for #ReerAwdal
Congratulations to the Ciise community and Somali people on UNESCO’s recognition of Xeer Ciise oral customary law! A vital achievement in preserving Somali culture, history, and heritage while sharing it globally. 🌍🎉
#SomaliHeritage#XeerCiise#UNESCO
An unwavering stance against Ethiopia
"This is our country," he says. "If someone wants to take it away from us, there will be war." He says this not as a threat, but as a fact, regrettable but inevitable. - Sahal Bashe Haji
Munzinger, Paul. "Land in Sight." Süddeutsche Zeitung, 28 January 2024.
Gadabursi people anti Abyssinian position during the colonial era 🧵
These documents from the dispatch archive of the British Foreign Office: Confidential Print Ethiopia (Abyssinia) from 1846-1956, consist of confidential letters exchanged between the Foreign Office, diplomats, representatives, colonial governors, and the Ethiopian state.
This reveals significant information about how the British handed over the Haud and reserved areas to Ethiopia, Ethiopia's attempts to secure a route to the sea through Zeila, and the position of the Gadabuursi people, who opposed Ethiopia and resisted those measures. Additionally, the Gadabuursi treaty helped preserve Zeila from being handed over to Ethiopia, along with additional land.
from years 1930-1954
Kulan barta X ah oo kaga arrinsanayno xadhiga sharci darrada ah ee xildhibaan Maxamed Abiib, doorka shacabka reer Awdal ka qaadan karaan u qareemidda xildhibaanka, iyo sifooyinka sharci darrada ah ee tacadiga leh ee uu ku xidhan yahay. Caawa
Ka soo qayb-galkaagu waa muhiim.