Adeeg gaar ah oo caafimaad iyo gurmad degdeg ah loogu talagalay xujaajta Soomaaliyeed si loo xaqiijiyo badqabkooda inta ay gudanayaan waajibaadka Xajka 2026. Alle ha ka aqbalo dhammaan muslimiinta.
War Degdeg ah: 1,000 Ciidamo ICE Ah oo Lagu Wado in Minneapolis La Keeno
Minneapolis, MN — Ilo-wareedyo kala duwan ayaa sheegaya in illaa 1,000 ciidamo oo ka tirsan hay’adda Immigration and Customs Enforcement (ICE) lagu wado in maalmaha soo socda la keeno magaalada Minneapolis.