"Aaboow Nolasha Jihaan oo kale ayaan rabaa ayaa Sacdiya lagu haystaa, wadankaana wax Hay'ad Dowladeed oo ka shaqeeya ma jirto" MW Hore Sheekh Shariif. @HESharifShAhmed
Qofkii gaari la hordhigo oo ciidan hor istaagaan telefoonka ha kasoo banaanbaxo, soo sawir tus dadka xasan waa MW hore waala banaanbaxaa waana naga go,an tahay" RW Hore @HassanAKhaire
Xasan Sheekh anoo Abgaal ayaa u xirnaa wax uu xeerinayo ma lahan ninkaan Soomalinimo aan u qabano rajo malahan"
Mid ka mid dhalinyarada la xiray. #somalia
Teendho ku laabasho ma aanan aqbalin doorasho dadban way dhimatay,Madaxweynaha iyo Baarlamaanka Qabiil laguma fadhin-doono ee Xisbiyo ayaa lagu dooran-doonaa"
The rollout of the PISCES system by @icasomalia, in partnership with @StateDept & @US2SOMALIA, marks a leap in Somalia’s capacity to detect ID fraud, tackle transnational crimes, and improve intelligence sharing. Ties with @INTERPOL_HQ bolster national security.