#BREAKING: The Somali Government has
expelled the United Arab Emirates Ambassador from the country and recalled its own envoy, following a decision by the Council of Ministers.
The Federal Government of Somalia has accused the UAE violating the country's sovereignty.
Hadaad doonayso inaad noloshaada badasho, inaad ka dhaqaaqdo meesha aad taagan tahay, inaad noqoto qof ka horumar badan ka aad shalay ahayd.
Waa inaad marka hore ogaato inaanad u qalmin halka aad maanta joogto!
Maalin-walba samee waxaad is leedahay noloshaada wuu caawinaya,.
Xildhibaannada Jubbaland ka soo wada baxay, waa maxay sababta Diyaarad logu wada qaday oo Nairobi loo geyaay? Ya Dalkan ka badbadinayo kuwan? Soomaaliyeey Magacyadooda iyo Wajiyadooda si ficaan u firsada lana socda DHAQDHAQAAQYADA EY BARLAAMAANKEYNA KA SAMEEN DONAAN.