ICC’s French Judge Nicolas Gouyou’s life has apparently become unliveable since US imposed sanctions on him after he issued an arrest warrant for Netanyahu
فتحت السلطات تحقيقاً في الحادثة.. لقطات تُظهر اعتداء شرطي بالركل والضرب بالهراوة على امرأتين مسلمتين في مدينة أوتريخت الهولندية.
#تفاعل ليصل إليك كل جديد
Dutch police assaulted two muslim women, hitting one with baton and kicking the other in the stomach outside a shopping center in Utrecht on January 26
An Israeli man in a press helmet was seen laughing and smashing eggs on the ground during an Israeli raid in occupied East Jerusalem, during which 13,000 eggs were reportedly destroyed and several Palestinians detained.
@MOALIMUU Waxaa iga su’aal ah.
Journalistaha ma qof kastoo kaamiro iyo cod duube wataa mise waa xirfad u baahan aqoon.
F.G. Wiillkan waa nin dadaalaya oo waxyaabo aysan kuwa ay isku mihnada yihiin aysan soo gudbin soo gudbiya kuna amaanan dadaalkiisa.
@FahadBinYasin Qof muslim ah oo soomaali kasii ah ayee dowladii aad ka tirsaneed cadow shisheeye oo soo jireen ah u dhiibtay.!!!
Danqashada aad kaas u dareemi weysay oo aad Iran u dareemeysid ma aqaano.!!!
@majedalansari Where is the defense system missiles.!??
Why they didn’t activate?
Why doesn’t the airspace system 🚨 not working?
One hundred questions.?!!!
Give and take.
@ChineseSomalia@AmbWangYu@SNAForce Is a possible the somali ambassador for chine to discuss cooperation and sovereignty of chine the Chinese army chief.?!!!
Isbitaalka Tamaam ee ku yaalla isgoyska Banaadir ee magaalada Muqdisho waa kawaan lagu dooxo hooyooyinka foosha ah. Xayisiin xooggan ayay ku sameystaan TikTok oo u noqday suuq ay ka kalluumeystaan hooyooyinka uurka leh.
Hooyo fool ah oo u tagtay waxay u sheegeen in ay qalliin tahay oo aysan caadi u umuli karin. Kawaanka ayay saareen si ay ugu sameeyaan C-section. Waxayna qalliinkii ku jareen halbowle iyo tubbooyinka kilyaha iyo kaadimareenka. Markii isbitaalkii laga soo saaray ayay gabadhii barartay, maadaama ay kilyuheedu naafo yihiin, dhiigguna gudaheeda ku qulqulayo. Isla isbitaalka ayaa lagu celiyay. Qalliin kale ayay ku sameeyeen, iyadoo garaab ah oo koomo ku jirta ayayna sheegeen in aysan waxba ka qaban karin. Isbitaalka Masaarida oo la geeyay ayayna ku nafbaxday. Waxayna ifka uga tagtay rajay dhalan 2 maalmood.
Tamaam Hospital wuxuu noqday kawaan lagu bireeyo hooyooyinka uurka leh ee lagu soo xerageliyo xayisiimaha siriqda ah ee ay ku baahiyaan TikTok. Waxaana maanta xabaalaha ku jira hooyooyin ay dooxeen, oo seddax ka mid ah aan kiisaskooda xogogaal u ahay. Waxaa nasiibdarro ah in aysan jirin warbaahin kiisaskaan soo bandhigta iyo wasaarad caafimaad ah oo bulshada ka qabata arxanlaawayaashan dadqalatada ah.
Suuqa caafimaadka dalka waxaa ku buuxa isbtaallo dadqalato ah iyo arxanlaawayaal ku shaqeysta xirfado aysan lahayn iyo shahaadooyin bug ah, Soomaaliyana kama jirto dowlad xilkas ah dadkeeda u damqanaysa oo burcaddaan ka qabanaysa, ee adigu ka taxaddar cidda aad ku aaminayso caafimaadka naftaada iyo ehelkaaga.
@DrBaadiyow Madaxweyne xasan intuu xasiloonida qabay wuxuu yiri war macnihiisa yahay in walaalkii ka cararay hadaad aragto, asaga ku qasbay, marka madaxweynaha mise madaxda soomaalida intay miirka leeyihiin waxay ka digayaan ayee beri ku dhaqaaqayaan.
Siyaasiyiinta miyirka alle ha u toosiyo.
@DalsanTv Way fiicnaan laheyd in ay ku jaango’naan laheyd qiimaha nolosha dadka iyo dalka balse waa wax laga walwalo in dadka ay shaqo la’aan la ciirciirayaan dalkana laga furayo goobo aysan wax ka gadan karin.