Taliyihii Sladhiga Booliiska Baydhaba Cali Taageey iyo qaarkamida Istaafkiisi ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhaawacmeen qarax lagula eegtay bartamaha Magaalada Baydhaba.
Galmudug ayaa sheegtay in Ciidamada Puntland gacanta u galay uu qiyaamay sargaal reer Puntland ahaa oo hogaan looga dhigay uuna uweeciyay dhanka Puntland isagoo ka reebay kolonyadii kale ee ay la socdeen.
Wasiiru-dowlaha Cadaalada Galmudug ayaa sheegay in ninkaas sargaalka
DEG DEG: Beesha Madaxweynihii hore Sheekh Shariif oo loo diiday Hoteelada Muqdisho in ay ku shiraan ayaa la sheegay in ay kulan deg deg ah ku qabsanayaan Gurigiisa.
MW Xasan Sheekh ayaa dhageystay warbixin la xiriirta dib u dhiska Ciidanka Cirka Soomaaliya, isagoo Villa Somalia ku soo dhaweeyay Wafdi Sare oo ka socda Ciidanka Cirka Pakistan, kuwaasi oo uu hoggaaminayo Air Marshal Muhammad Sarfraz.
Warar baraha bulshada lagu faafiyay ayaa sheegaya in Maraykanku ciidamadiisa kala baxayo saldhigyada milatari ee Sacuudiga, iyadoo muuqaal muujinayaan askar qalabkooda wata.
Bishii April ee sannadkan, Mareykanka ayaa si cad ugu dhawaaqay in uu dhimayo qalabka culus iyo ciidamada
Sacuudiga Carabia ayaa lakulantay saacadihii u danbeeyey duqeymo toos ah oo ka imaanayay Xuutiyiinta dalka Yemen, iyadoo la beegsaday magaalada caasumada ah ee Riyadh iyo Al Kharj, taas oo muujinaysa koror Xuutiga weeraradooda.
Allaha unaxariistee waxaa Dalka Jarmalka lagu dilay Suxufigii Rugcadaaga ahaa ee Maxamed Aweys Muudeey ( Boqorka Bartamaha )
Nin Soomaali ah ayaa la sheegay in uu Boqorka Bartamaha ku dilay Mindi, waxaana socda Baaritaan ku saabsan dilka Marxuumka.