"Ma aragtaa, waxyaabaha qaar aniga ayaa ku bari kara, waxyaabaha qaar na buugaagta ayaad ka baran kartaa. Balse waxaa jira waxyaabo ay tahay in aad adigu indhahaaga ku aragto oo aad dareentid."
Khaled Husseini
@ElonMuskAOC Hey there! I’m working towards becoming eligible for Twitter monetization, could you please consider giving me a follow? Your support would mean a lot to me.
Shaykh Ismaaciil waa 80 jir ah. Wuxuu 40kii sano ee la soo dhaafay hor fariistaa meel aan ka fogayn #Xaramka Madina Al-munawwarah (Masjidka suubaha scw). Wuxuu dadka siiyaa shaah, #qahwo iyo #timir bilaash ah uu gurigiisa ka keeno.
#waysaqabe