@isse_abdikani Captain adiga Nafsadaada ma isweydiisay su'aal, xaalada nolashaada.."DOQONKA HALKUDHIGIISU TUSAALE KA DHIGTAA"..adiga wadan kale been isku dhiibtay, si aad nolol u heshid, waxaad asbuuc walba ku nooshahay Cayr " tuugsi" IWM- ba.. Madaxweynaha Shacabka Somaliduu u tuugsi tagay🤔