Baraawe airport 4.3 Million ku baxday kan Bosaaso 2 Million ku baxday mana isku dhawo xitaa !!
tani socon waysay . wax kale no sheega meshablacagta lageyay
Beri marka dagaalku idlaado way wada qosli doonaan siyaasiyiintu, halka hooyooyinkii dhalay wiilasha dagaalka ku dhintay barooranayaan.
Fadlan ha noqon xaabada dagaalka, waxaana ku tabi doona qoyskaada kaliya.
#dhusamareeb#galmudug
One of our three water catchments in Guriceel town of Dhuusamareeb district is full of water as #Deyr2019 rained some locations in Galmudug. Thanks to our great donor @shf_somalia. Your funds are making tangible sense in the community.
#Somalia
"We've made history - but we're not done" ๐ธ๐ด๐ช
Fresh from their first-ever #WCQ win, @SomaliFA's players are targeting another momentous result in Zimbabwe tomorrow ๐๐
๐ฃ๏ธ๐ https://t.co/YQEznUABBL
Haddii tirada dadka 70% daโdoodu ka hoosayso 30 jir, ma qiyaasi karataa waxa la qaban karo haddii #DhalinyaroSoomaaliyeed isku-yimaadaan hal maalin si ay wax u qabtaan oo ay is-bedel uga dhex sameeyaan dadkooda!? https://t.co/LU9UxzbDUr #SomaliYouth#Somalia#IYD2018
Musuqu kaliya maahan in MP-ga codka looga iibsado lacag, mararka qaar jago ayaa loo balanqaadaa. 74% kuraas ay ku fadhiyaan dadkii xukuumada waxqabadkeeda xisaabin lahaa isweydii. Qiyaas arday imtixaan u fadhida oo kormeer ahaan 74% isla ardaydaas loo xilsaaray in ay ilaaliyaan.
@SomaliPM Hhh mudane dadka dabalo mamoda wax ay hegan ahayen malahan 3saacadod ka hor ayad so wada wacday teda kale 7bari wadoyinka wa xiran yahin amni ayaadna ka hadlee iyo wax la sugay benta naga dhaf ee wax qabad la imow ama sawirkaaga iyo matalaada iska wado walal ๐