#adisababa Sida ay xaqiijinayaan wararka ka imanaya magaalada Addis Ababa, Itoobiya ayaa si foolxun u bahdishay wafdiga Madaxweynaha Soomaaliya uga qeybgalaya shirka Midowga Afrika.
Markii ay fashilmeen isku dayada dhinacyadu kudoonayeen Is aragyo gaar ah oo Soomaaliya iyo Itoobiya dhexmara, ayaa wafdiga DF diideen in ay aqbalaan Habmaamuuska amni sugida Itoobiyaanka, taas oo iyana kaliftay in MW Xassan ay Ilaalada loo xilsaaray ee Itoobiya diidaan in kaligiis aado xarunta Midowga Africa, taas oo sababtay in hub ay iskula baxaan ilaaladu.
Madaxweyne Xassan Sheekh ayaa xarunta AU ku yimi, baabuurka Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, oo dhinacyada soo kala dhexgalay.
Madaxweynaha ayaa ka cadeeyey Xarunta AU-da in Itoobiya ay wafdi sare u dirtay Hargeysa oo ay hadda joogaan, Soomaaliyana aysan gacmaha laaban doonin, laakiin dagaal uusan ikhyaar u aheyn hadda.
Diyaarad ay dib ugu laabanayaan wafdiga Madaxweynaha Soomaaliya hogaaminaya ayaa hadda taagan garoonka Bolle, wuxuu shir jaraaβid kuqabtay xarunta Midowga Afrika, isagoo ka cadeeyey waxa dhacay.
Loo' Lanka Diblamaasiyada Itoobiya Iyo Somaliya Adiss Ababa February
maanta waftiga isku dhafka dawlada soomaaliya ka socdo kana qayb galayo shirka midawgo africe ayaa adiss ababa kula kulmay Kaaliyaha xoghayaha arrimaha dibada ee mareykanka molly phee, ergada UK ,AU iyo UN ta daqiiqado uun ka dib ra'iisal wasaare abiy ahmed ayaa isna la kulmay waftigan isku dhafka ee ay washington gadh wadeenka ka tahay abiy wuxu bartiisa Facebook ku baahiyay inay ka wada hadleen xaaladaha gobalka iyo xiisada bada cas
Dhawaan ayay ahayd markii abiy ahmed waraaqad u diray aqalka sanetorka dawlada maraykanka dhan-baalka waraaqada waxa lagu qoray labo mud uun inay washington qaado
1. In aan damaciisa badda soomaaliya looga hor imaanin oo Itoobiya badda Cas loo ogolaado.
2. ama inay Itoobiya gali doonto mid kamid ah dagaaladii ugu adkaa ee gobalka ka dhaca, oo uu Deked iyo bad la'aanshiyo ku raadiyo
Washington maanta waxay wajahaysa culaysyo siyaasadeed oo muhiim ay tahay inay ka fiirsato si ay danaheeda geeska u hesho
#Abiyeahmed#mustafeOmer#Ahmedshide & #adenfarah visited godey and opened godey airport, Abiye Ahmed bushing to move DDS city to godey, & jigjiga wil be all Ethiopian pple home city.
That is against whole somali state citizens.
Pres,, #HShM heading to addis,Ababa to attend African union conference while #Abiye signed agreements MOU, witn #Biihi somalia red, see and awdal state to be own by Ethiopia.
#BREAKING: A Somali soldier opens fire on Emirati military trainers, killing "several" at General Gordan army base in Mogadishu. More updates soon. #Somalia#UAE
Ethiopia Military πͺ heading Somalian borders near awal state and more Ethiopian civilian lives Inside somalia wil chance Military forces,
Somaliyeey hurudooy halyeeyadii hagratooy haatana dalkii lasoo duul yeey.
Magacabis cusub ee Somali state wasiiro iyo wasiir kuxigeeno deegaanka somalida
SOMALI state head office just released new nominations for different offices
Damaca Ethiopia ee ay bada lughaya iyo somalia ku damacday ayaaa waxaa ay udaad gurayn doontaa maalmaha zoo socda ciidamadeeda iyo kuw deegamada ba 60km oo barina iyo 20mi oo bada ah waana arin lagu hormarin doono ciidamada somali state iyo kuw somaliland
This map is just dream and wil not be acceptable for now or future Ethiopia Military wil never enter somalia territory and blue and red oceans πΈπ΄β₯οΈβ οΈ