"Don't ever stop dreaming." ✨
🇸🇴🏆From Somalia to the UEFA Super Cup, Omar Artan continues to break new ground.
As the first non-European referee appointed to take charge of the Super Cup, Omar proved that ambition, belief and hard work can take you anywhere.
“I was lucky, but I have worked hard to be here and I’m really proud.”
Full interview: https://t.co/TyDC7ncA0o
#SuperCup
Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun
Allaha u naxariisto Taliye Xassan Tuurre iyo askartii maanta kula shahiiday deegaanka Galcad.
Geesiyaashaasi waxay u shahideen xoreynta dadkooda & dalkooda.
Waxay mudan yihiin in lagu daro diiwaanka ciidanka u shahiiday xoreeynta dalka.
اذا الشعب يوما اراد الحياة فلا بد ان يستجيب القدر.
ابوالقاسم الشابي
Haddii uu shacab maalin doono nolol,
Waxaan shaki ku jirin in rabitaankoodu guul u horseedayo.
Hoggaanka Kacdoonka Hiiraan waxaan u wada rajeeynayaa guul iyo gobanimo inshaAllah.
#kacdoonkaHiiraan