Taxanaha Caafimaadka
1. Ma og tahay in basbaasku ay ku jirto maado hoos u dhigta kalaataroolka mase og tahay in basbaasku u fiican yahay cudurada ku dhaca wadnaha iyo sambabada
#Duhurwanagsn
عن أبي هريرة رضي الله عنه - قال: ما عاب النبي - صلى الله عليه وسلم طعامًا قط، إن اشتهاه أكله، وإن كرِهه تركه. متفق عليه.
Abii Hureyra RC waxaa laga wariyey inuu yiri:Nabiga SCW waligiis Cunno wax kama sheegin;hadduu jeclaado wuu cunni jirey,haduusan jeclaysane wuu ka tegi jiray
Kheyraadka dalkeena ka buuxa Qalab aan ku baxsano oo ay dowladeena nagu caawiso agabka loogu tala galay ma heysano.Waxeynu nahay umad la dhiban kheyraadkooda,midkooda ka intifaacana oo la dhibtoodana waa burcad baa lagu leeyahay iyadoo cadowga shisheeyaha sidaas ku oranayo cajiib
Sheeko👇
Nin oday ah baa maalin walbaa marka uu salaada tukado, waxa u ku duceysan Jiray:
ILAAHOW: Naag Labad ii sahal.
maalmaha kamid ah ayaa markuu salaada ka baxay xaaskiisa soo ag istaagtay.
Saaxiibkaa kulahaa “Ilaahow siddii aan isku ogeyn lee ha inoo ahaato..😂😄😃