Waxaa ka soo yaab badan in qalalaasahan uu ka dhashay xanibaad ay xukuumaddii dhacday ku soo rogtau adeegsiga baraha bulshada, laakiin waxay ugu dambayn mu qasbanadeen inay maciin badaan isla baraha bulshada si ay qalalaasahan Hogaamiye xalliya u doortaan. 3/3
Arinka amakaagga leh ayaa ah inay mas'uuliyeentii ka badbaaday rabsharaha ballaaran ee ka socday dalka Nepal ee dhaca koonfurta Aasiya ay noqotay madasha kaliya ee ay ku dooran karaan Hogaamiye kmg ah oo dalka ka bixiya qalalaasaha. 2/3