Danjire Maxamed Warsame Cali Kiimiko oo 11-ka July 1980-kii heshiis deyn ah ee dhan 6 milyan oo dollar la
saxiixday Bangiga Adduunka ee IDA, taas lagu hormainaaye mashruuca kor u qaadista sahaminta shidaalka Soomaaliya.
Said Jerry
Waa hospital kii ugu weynaa ee digfee lkn waxaan idin sheegayaa hospital ka waxa uu la haa meel la dhigo dadka dhinta 240 Talagad hadana waxaa la qaadayaa habeenkii $100
Said jerry