Press release.The FGS stands by the decisions made by the Federal Parliament and remain committed to implementing free and fair elections in the country within the stipulated timeframe. We urge our friends and allies to continue their constructive support.
Daqiiqaddan waxaa dhawaaqaya baabuurta jaadka airport-ka ka soo daga maalin kasta oo jid banaysanaya, una baaqaya macaamiishooda oo u badan ciidanka qaranka. Dhawr saacdood ka hor waxaa dhacay qarax dad badan wax ku yeeloobeen. Ka sii hor saaka waxaa baraha bulshada ..
Thread /1