@Senfartaag Maxa naga quseya marka waxas waa maxay danta nogu jirta waxas qashinka ah af turki kulahaa dhalinta yaan lagu mashquulin maalaa yacnigaas mida kale siyaasiyiin teenu waa iney naga dhaafan waxyabaha aan tantu nogu jirin ee malayacniga ah qaranka waa in sidaa cada logu shaqeeyo