Way adagtahay in wadanku sameeyo koboc dhaqaale inta ay Soomaaliya #Qaad ku gadanayso in labajibaar kabadan miisaaniyad sanadadeedka dowlada ,
N&N
Qaddiiid
Ma ku raacsan tahay madaxweynaha inta uu sheegay?
Mase kula tahay sax, in qaar badan oo mucaarad sheegta oo aan ka hadlin dhibka saxda ah ee dadka &dalka heysta, inaysan iyagu aheyn mucaaradkii loo baahna oo ay dad kale shaqale u yihiin?
Maxay kula tahay?