“Xiriirka Soomaaliya iyo Itoobiya hadda wuxuu marayaa meel wanaagsan. Waxa berri dhici doona se waa arrin kale. Haa, Itoobiya waa dal aan bad lahayn, waxayna doonaysaa inay badda u hesho arrimo dhaqaale. Annaguna ma aanan diidin arrintaas.
On Wednesday, President @HassanSMohamud met with Djibouti President @IsmailOguelleh during a working visit to Djibouti, discussing stronger bilateral relations and cooperation in security, the economy, politics, and peace and stability in the Horn of Africa.