Siyaasada Marka la falanqaynayo Waxa Muhim ah in laga doodo Waxani Sax Miyaa Mise Waa Khalad
Maxa dhacay , Maxaase hada dhacaya? Maxaa xal ah ? Iyo Masuuliyada
Waxa Mamnuuc ah in qofka Shakhsiyadisa la caayo qabiilkiisa la caayo, qabiil dhana looma Caayi kaaro Qof Shakhsiya
@DXBoqorka Awoodo kala duwan baa ku hirdamaya wayo waa one of the best strategic areas in Somalia , hadana ma bilaamin ilaa quruumo socday lkin different stages soo maryey, lkin cid walba xuftay nagu dhaafasay mar waliba, Awdal π Ψ£ΩΨ―Ω
Kala Duwaanshuhu ama Kala Fikirku Waa Abuur Allah, Somaliduna Waxay tidhaa Carab iyo Daan baa iskugu dhaw way is Qaniinaan, Lkin Taa Macneheedu aan is colaadino Aan is dilno Aan Kala Yaacno, eeg NATO, EU
Awdal Somaali Diid Maha
gooni goosatana maha
Soomalina xaasid/Cadow kuma ah Awdal burbur Somaaliyed kama shaqayn dhaqana uma laha ee Fadlan yaan qoorta lagu sidan