#Doowladnimadu ma ahan
Hal abuurka aay dhalinyarado
Latimido oo shaqa abuurkaa
Inlajoo jiyo ee doow ladnimadu
Waa in shacabka loo adeegah
Hal abuurayashanah ladhiira galiyah
#Forex
"Dhallinyarada ii muuqata waxa aan ka doonayaa in ay noqdaan dhallinyaro ka baraxtiran: iscunfiga, istakoorka, isdilka iyo wax walba oo ayaga dhexdooda dab ka oogaya." - Xuseen Cabdi Aadan, Xubin ka tirsan Guddiga Doorashooyinka ee Dalka.
"Inta aynu haysanno dhallinyaro idinka oo kale ah, ma dhacayso in wixii shalay dhacay oo xumaa ay dhacaan ee Eebbe ha idinla garabgalo wanaagga aad had & gooraalaba dhabbihiisa haysaan." - Guddoomiye Ku-xigeenka Arrimaha Bulshada ee Gobolka Banaadir, Marwo Basmo Caamir Shakeeti.
"Dhallinyaradu, hal-abuurka ay soo bandhigeen waan uga mahadnaqayaa, waxan hubaa in dhallinyaradu tahay madaxdii dalka ee berri iyo maantaba." - Senator Naciima Ibraahim Yuusuf.
"Social Media waxa uu ka qeybqaataa isku xirnaata dadyowga iyo iska warqabkooda." - Xamda Mayle.
Pannel: Advantages & Disadvantages of Social Media.
"Social Media waxa uu ka qeybqaataa isku xirnaata dadyowga iyo iska warqabkooda." - Xamda Mayle.
Pannel: Advantages & Disadvantages of Social Media.