“In the end, I am moved by causes and ideas that I can actually choose to support because they conform to values and principles that I believe in.” Edward Said
" Divided we are weak:united ,Africa could become one of the greatest forces for good in the world."
K.Nkrumah- 1961.
It is Africa Day let us strive to read these👇🏿 to understand the Mother Continent.
Soo noqoshada calaaqaadka Somalia/Kenya waxaa muhiim ka dhigaya darisnimada, xirrirka dad iyo dhaqaale. Sidoo kale, abaal ayaa Kenya nagu leedahay ilaa xilligii dagaalka sokeeye oo welli qaxuutigayni ayaa jooga. Waxaa ku mahadsan dowladda Qatar oo door ka qaadatay arinkaas.
Madaxda Somaliyeedow khilaafka aan macnaha laheyn ma joojisiinoo! Fariinta shacbigiina ma dhegeysatiinoo! Dhibaatada ka dhalan karta khilaafka ma tixgelisiinoo! Taariikhda wax kama baratiinoo! Ilaahey kama cabsatiinoo! In xisaabta Ilaahey soo socoto ma xasuusatiinoo!!