Waxa manta lagu balansana Shirka ay yeelanayaa Golaha Shacabka wxaa Madaxweynuhu Glaha Sh. Ka horsheyg in uu ku wareejinay Doorasha RW @MohamedHRoble Sidii ay u dhacilaheed Doorasho loo taago galiyo Hishiiskii 17-September.
Madaxweynaha J.F.S Mudane @M_Farmaajo Wax uu Xaley Soo jeediyey khudbad ku sabsan xalada wadanka wxa ku dhawaaqey in tagersan yhy Bayankii wadajirka ahaa ka soo baxey #Galmudug, #Hirshabelle io @MohamedHRoble
"Waxa uu Madaxweynhu ku dhawaaqey shir dag-dag si loo aado doorasho-
#Somalia
Waxaa is weydiin Mudan Somaliya ma dal madax banaan oo leh Dastuur io Kalo dambeyn.
Mise Wadal Hoos tago #USA iyo #UK oo ay Sharci u dajayaan Baarlamanada wadamadaas io kuwo kle.
Somalia waa dal madax banan una madax banaan ma siirka Shacabka Soomaaliyee