I held constructive discussions with @FCDOGovUK Foreign Secretary @Ed_Miliband on Somaliaโs security transition, the evolving humanitarian situation, & efforts to mobilise climate finance. I expressed our appreciation for the UKโs steadfast support in advancing these priorities.
Shacabka Baladweyne iyo Reer Hiiraan waxay hormuud ka noqdeen halganka gunnimo-diidka ee kooxaha Khawaariijta laโisaga xoreynayo, waxaana lagu xusuustaa in ay iskood isu abaabuleen oo ay wajaheen cadawga xitaa ka hor inta ay Dowladda Federaalka ah garab siinin.
Waxaan ugu baaqayaa dadka Reer Hiiraan in ay halkii kasii wadaaj halganka, wixii tabasho ah oo ay qabaanna la xalin doonno.