Waxaan Hambalyo u dirayaa Guddoomiyaha cusub ee loo doortay Guddiga doorashooyinka heer federaal ee FEIT, Muuse Geelle Yuusuf. Waxaan rajeynayaa in si waafaqsan heshiisyadii doorashooyinka, & dastuurka Dalka uu si dhex-dhaxaadnimo & xilkasnimo leh ugu guto howsha loo xil saaray.