Waxa aan ku faraxsanahay in uu si qurux badan inoogu soo dhamaaday, kulan ay igu martiqaadeen bahda Milgo oo aan uga hadlayey Bangiyada Islaamka.
Mahadsanidiin dhammaan martidii ka soo qayb-gashay.
#IslamicBanking#FinancialLiteracy
Mushkiladda kala firdhanaanta aqoonta waa caqabad haysata in badan dhallinyaradeena maanta, taasoo ka dhalata aqoon badan oo kala fog oo aan isku xirneyn. Tani waxay keentaa in awoodda maskaxda aan si buuxda loo isticmaalin.
Mahadsanidiin saaxiib Sayyid Ka iyo madasha Nebras.
I think #Eritrea, #Ethiopia, #Sudan, #Somalia should form a military alliance just like NATO.
We can call it HOASA (Horn Of Africa Strategic Alliance)
"An attack on one is an attack on all"
That's the only way to stop Western bullying !!