صيام رمضان فريضة مقدسة وعبادة من عبادات الإسلام الشعائرية الكبرى، وركن من الأركان العملية الخمسة التي بُني عليها هذا الدين. وقد ثبت وجوبه وفرضيته بالكتاب والسنة والإجماع..
اقرأ المزيد: (https://t.co/3pjdLvK9QA)
"Marka aad gaarto da'da 25 sano ee aad wali la noshahay waalidiintaada oo aad tahay shaqo la,aan iyo guur la,aan" sawirka hoose eeg waa sida ay Waalidintada ula muuqato Marka ay qolkaaga jiifka u so socdan.
25 sano jir " Iskaabulo ah" haddana shaqo la'aan ah Alle ha u gargaaro.
UPDATE: President Hassan Sheikh Mohamud met with opposition leaders at the presidential palace in Mogadishu, discussing the country’s overall situation, elections, national unity, drought relief and efforts to combat al-Shabab.
Amniga markii wax laga qabto,ayaa loo gudbi karaa horumarka kale,si gaar ah Mudug xaqiijin amni ayay ubaahnayd,waana loo sameeyay.
Markii ugu horaysay,waxaa wax laga qabtay argagixisadii gudaha magaalada ka hawlgalaysay,waxaana laga dhigay wax la dilay,wax la qabtay iyo wax cararay.
Si rasmi ah,ayaa Mudug looga saaray hawlgalkii AS oo Magaalada laga hawlgeliyay Wardoon joogta ah oo awood leh.
Kadib,waxaa loo soo jeestay danbiyada caadiga ah la tacaalidooda,waana mida keentay markii qiimayn la sameeyay in loo baahan yahay Hal qodob oo ah......
1.Ciidamada Booliska oo la dhiso Askari ahaan, Qalab ahaan,Gaadiid ahaan iyo xarumo ahaan.
Waa lagu dhaqaaqay,waana lagu guulaystay oo Maanta Mudug,waxaa jooga.......
B. Boolis aqoon ka dhisan.
T. Boolis qalab ka dhisan.
J. Boolis Gaadiid ka dhisan.
X.Boolis Xarumo ka dhisan.
Waxaa laga qaaday 360 Askari oo ahaa Booliskii Gobolka ka hawlgalayay,waxaana lagu soo badalay 400 oo Boolis cusub oo tababaran oo heerkooda aqooneed gaarsiisan yahay Jaamacad oo aan lahayn balwado,isla markaana Taariikhdooda la baaray intaan loo qaadan Ciidanka.
Waxaa loosoo wadaa Hal Cutub oo Booliska sida Milleteriga utababaran ah oo aad uqalabaysan,isla markaana soo qaatay 9-Bilood oo tababar ah,waxaa ku jira Unug udiyaarsan Guryaha dhaadheer in ay ka saari karaan argagixisada haday gasho.
Inta Cutubkaas soo dhamaysano tababarka oo Labo Bilood uga harsan tahay,waxaa lagu sii xoojiyay Booliska Mudug Urur Daraawiishta ah oo ka caawiya isku dhacyada ka xoog badan awoodooda.
Nimcada Eebe tee baan ku shugrinaynaa hadaan reer Mudug nahay.
JQ.
labadan gaari ee sawirka ka muuqda mid waxa saaran qoys aroos ah oo loo galbinayo gurigii ay dagi lahaayeen, halka kan kalana uu saaran yahay qof mayd ah oo la wado gurigii dhabta ahaa ( Qabri). Eebboow towfiiqda na waafaji.
imagine if the Somali government would appropriate the biggest budget to improve the education of the country. how would we be and where would we reach? but unfortunately, that does not seem close
The minister of finance of the somalia Mr Bayle said the president Farmajo left in the treasure of goverment almost $180m to be provided the salary of all somali armies and All other stafs and also parlaments at the next six months this is good news and golden legacy
The immediate former president @M_Farmaajo set an example for the somali leaders by becoming the very first president who is being built a house by the Somali citizens who fell in love with his leadership style during his tenure. @MrDuqa