#Burco
Tartanka Xifdinta 70 Xadiis.
Waxa maanta si rasmiya inoogu furmi doona barnaamijka kor ku xusan,kaas oo noqonaya kalkii 4aad ama Ramadaantii 4aad ee Ururku soo agaasimo barnaamij noocan ah.
Again, somaliland fails to hold elections on time, a very wrong culture that threatens our democratic process, its highly dangerous,i call all mechanisms to put in place so we change this in the future.
هذا بينما أطفال المسلمين يتعلمون التسامح
وقبول "الآخر"
ونبذ العنف
ومحاربة خطاب الكراهية
والحذر من التطرف
والتحذير من الإرهاب
وعدم احتكار الحقيقة
ولا ادعاء معرفة الحق المطلق
وأن يطلبوا حقوقهم بطرق سلمية
ويغنوا من أجل السلام.
Bahweynta Ururka Shamac Ee Goboladda Maroodi-jeex iyo Togdheer waxa ay hambalyo u dirayaan dhamaanba Ummada Reer Soomaalilaan munaasibada Xuska 18 may awgeed,waxa ayna u rajeynayaan Horumar iyo badhaadhe.
مشكلة المدارس..حتى المسماة بالإسلامية
ملامح الخطورة الإضافية في المناهج الدولية
كيف نؤسس لتعليم مرتبط بالجذور الإسلامية
نتائج صادمة لاستبيان شارك فيه أكثر من 20 ألف أخ
حلقة (المدارس-جذور المشكلة وملامح العلاج) مترجمة
ساعدوا بالنشر بين الناطقين بالإنجليزية
https://t.co/FU5oIqYaP2
Maamulka, macaliminta iyo ardayda Dugsiga ayaa maanta munaasibad Kooban ku qabtay Dugsiga Taas oo lagu difaacayo Rasuulka صلى الله عليه وسلم ,
Sidoo kale munaasibadan waxaa ardayda looga faa'ideyey Siirada Rasuuulka iyo Tariikhda Cadaawadeed ee wadanka France .
#الارسول_الله