The US kidnapped Maduro in 3 hours. But Gen. Aideed was looking for him for 3 years and they failed to catch him and finally gave up. Not every leader is like Aideed.
Qolada gooni goosadka waxay cadaadis Saarayaan culimadii si ay uga helaan fatwo jeebkooda ah. Oo aan diin ku salaysneen.
Gooni goosadku ilaa hada 2 sheikh oo ka amar diiday ayay xabsiga dhigeen iyagoo raba inay diinta ka been sheegaan
Doorashada qof iyo codka ah ee la sheegayo Muqdisho kaliya ayay ka dhacaysaa. Dalku ma Muqdisho ookaliya miyaa.
Waxaani doorasho maaha ee waa kala goynta dalka. Hadii aan hada laga hortagin . Maalin aan wax laga qaban Karin baa la raadin doonaa
God has given us the wealth of this world. Every corner of this world has a Somali part. Let every person on earth know that we have something in the whole world. You should welcome a Somali wherever you see him
Somalis came to America before Trump. Somalis came to this country 3000 years ago. Abraham Locan was of Somali origin. Trump's grandfather came to America 100 years ago. Somalis came to America 3000 years ago. My question to you is who is the real citizen?
Xisbigii uu xambaarsanaa @SabirShurie oo ka socan waayey degmada cadaado boorkiina laga jeex jeexay.
Xildhibaan ku fashilmay kursigii uu dadka ku matalayey ayaa raba inuu xisbi xambaar ku keeno deegaankii