@AbdinasirSola Ustaad Soomaalida haku daalin waa kuwii nin madow ah oo American ah nin Police ah qoorta inuu lugta ka saaray dhintay markas ayay Soomaalidi America ku nooleed dhamaantood boorar waaweyn soo qaateen iyagoo ka dhiidhinaayo laakin Axmed Dawlo oo la diley lana gubey uma soo bixin.
@KhalidBoqor Fursadaha Shaqo ee ka jira dalka intooda ugu bada dhalinyarta Soomaaliyeed waxa ay ku waayaan ma aha Aqoon laโaan ee waa Aaminaad daro oo aaminaadi ayaa luntay taasi ayaa keeneysa in qofka Soomaaliga ah uu aamino qofkale oo ajaamib ah.