Ra'ilsul wazaaraha xukumadda fidiraalka soomaaliya mudane muhammad xuseen Roble Ayaa xilka u kala wareejiyey wasiirka cusub ee wazaaradda gaanshandhiga XFS mudane Abdulkadir mohamed (JAAMAC)iyo waziirka cusub ee cadaaladda XFS Xassan hussein haaji so every body do the Good work
Ra’iisul Wasaaraha waxa uu mas’uul ka yahay dhammaan hay’adaha fulinta dalka oo ay ku jiraan kuwa ammaanka, jiritaanka hay’ado ammaan oo aan ka amar qaadanna waxa ay sababeysaa xasillooni darro& sameysanka kooxo hubeysan oo aan sharci ahayn, isla markaana dalka u horseeda burbur