🇨🇦🇺🇸
🔴غير عادي
كندا تجبر ترامب على التراجع وهدد رئيس وزراء اونتاريو دوج فورد علانية بقطع الكهرباء عن الولايات المتحدة.
عندما تفكر لن تخيفك دولة مهرولة نحو السقوط.
🔥 البيت الأبيض:
الزيادة في الرسوم الجمركية على كندا والمكسيك لن تدخل حيز التنفيذ غدا😁
https://t.co/C036gUqLs4
🚨 حذر رئيس وزراء أونتاريو دوج فورد: "إذا قامت الولايات المتحدة بالتصعيد، فلن أتردد في قطع الكهرباء تمامًا".
كندا تهدد الآن بشكل علني بقطع الكهرباء عن الولايات المتحدة
Dardaaran siyaasi daacad ah oo dhiirran ama uu is ku dul taago siyaasadda cakiran ee dhabta ah ee geyigeenna, bulshaduna ka indho la’ dahay waa wax aan baahi weyn u qabnay.
Sheekadaada waa loo baahnaa mudane Cabdiraxmaan Cabdishakuur!
Sanadihii aan siyaasadda ku jiray waxaan la kulmay suurad xumeyn, sumcad dil, shirqoollo khaarijis iyo diin ka saaridba leh. Badi dadka ay caqabadaha baaxaddaas lehi soo wajahaan waa ay isdhiibaan, wayna ka niyad jabaan hanka nolosha iyo hiigsiga yoolka.
Buuggani oo dhawaan la soo bandhigi doono wuxuu dul istaagayaa awoodda, ruuxda, iyo karaanka sababta u ahaa in aan adkaysi u yeesho duruufahaa adag iyo xaaladahaa qallafsan.
Wuxuu kaloo dul istaagayaa waayihii nololeed ee isoo maray, dhaqdhaqaayadii siyaasadeed iyo kuwii diineed ee aan ka midka noqday, dhacdooyinkii siyaasadeed ee aan u soo joogay iyo raadka ay ku yeesheen fahamkayga nolosha, fikirkayga siyaasadda iyo aragtidayda dunida.
Waxaan rejaynayaa in uu wax badan faa’iideeyn doono, jidbixin iyo tusmo la mahdiyana u noqon doono jiilka maanta iyo kuwa mustaqbalka.

حتى ماتفقد ملفاتك الهامة فجأة لأي سبب؛ هذه طريقة تعملها في أقل من دقيقة، راح تحميك من فقدان أي ملفات مهمة عندك، حتى لو احترق كامل جهازك الكمبيوتر أو انسرق أو ضربه فيروس وغيره!
أنصح كثيراً أن الجميع يفعلها ويعملها مع الملفات الهامة جداً.
Video-gaan ayaan arkay, qofka hadlayaa wuxuu u lahjad egyahay reer Puntland. Waxaan uu soo bandhigayo waxaa laga yaabaa in ay kumanaan sano kahor jirtay. Qiimo ahaan waxaa laga yaabaa in ay joogto boqolaal milyan. Dowladda Puntland waa in ay alaabtaan gacanta ku dhigtaa.