@LeratoPillayZA I hope you know that you are violating the personal documents for an individual who did not give a permission to be posted such a public place and you may understand that you can phase charges if the above mentioned goes to the legal way.
I advise you that you remove the post.
@nyebe_official It is sporadic, unique, and impressive. I congratulate the parents who brought them up in this era of time and put them in a school they can benefit from and choose a university of their choice. Thank you, Parents.
Madaxdu faallada faldanbiyeedyada maafiyada Alshabaab warbaahinta iyo dadka wax lafa gura ha u daayaan falalka gurracanna gacan ka hadal ha kaga jawaabaan caqliga shirqoollada maleegayana toos ha u beegsadaan Axmad diiriye iyo mahad karateena nasasho ay ku fakaraan ha u diidaan
@dorarnet نفع الله بكم وبجهودكم المباركة الذي أنارت قلوب المتابعين المرغوبين بالزيادة للعلم، ومن باب من لا يشكر الناس لا يشكر اللّه نقول لكم جزاكم الله خيرا الجزاء على هذه الأمر الذي قمتم فيه وبارك الله فيكم جميعا وفيما بدلتم من الجهد المبارك.
Shabaab haddii ay Muslinimo iyo Bani-Aadanimo wax ka yaqaanaan ha joojiyaan hor istaaga shacabka ka soo qaxaya macluusha, oo soo aadaya goobaha ay dawladdu gurmadka ugu diyaarisay.
Barbarkeey Ka Baxdaa Waa Bakayle Qaleen. Full Stop.
Waa dhiirragalinta iyo bogaadinta aan ka helay guddoonka sare ee dhalinta reerka, oo dhab ahaan i maamuuso shalay iina mahadceliyay. Waa ii farxad iyo shidaal in aad igu taageerteen howsha wacyigalinta ah, doorka akhris-qoraal, qoys iyo xiriirba aan ku lee yahay. Mahadsanidiin❣