Wargelin Dhamaan Saaxiibada ku xeran una diyaar garoobaayay ka qeyb galka Madasha Labaad ee Horumarinta Barawe 2021 waxaan ku wargelineynaa in dib loo dhigay qabsoomidda madasha ee Sanadkaan, maadaama dalka uu kujiro marxalad Doorasho iyo caabuqa COVID19.
Wa billaah Tawfiiq
"Waxaan rabnaa in aan kala qaybgalno shacabka reer Baraawe sida loo hormarin lahaa magaalada sidoo kale sidii loogu soo celin lahaa Baraawe kaalintii ay ku laheyd wadankaan"
Cabdullaahi Xaamud Maxamed
Ex: Wasiir dowlaha xafiiska raysul wasaaraha JFS
#BDF2020
Muuqaal soo koobaya Madasha Horumarinta Baraawe 2020 ee ku qabsoontay Baraawe.
Q2AAD
#BDF2020
Uwonekano ama muuqaali inaqfanyo qulaasa ya madirkamano 2020 ishiishila karka nti ya miini.
#BDF2020
Muuqaal soo koobaya Madasha Horumarinta Baraawe 2020 ee ku qabsoontay Baraawe.
#BDF2020
Uwonekano ama muuqaali inaqfanyo qulaasa ya madirkamano 2020 ishiishila karka nti ya miini.
#BDF2020
Madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed Soomaaliya oo bogaadiyay Madasha Horumarinta Baraawe.
#BDF2020
Chita cha dowla wa koonfur galbeed wa Soomaaliya na kuwatrila ipupa shiri ama madirkamano ya hormari ya miini.
#BDF2020