Hambalyo
Waxaan guud ahaan Umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga
Waxaan Alle ka baryayaa inuu naga aqbalo Acmaashii aan gudannay intii lagu jiray Bishii barakaysnayd ee Ramadaan.
Ciid Fayle reer Jinaad
Thank you AU chairperson for highlighting the progress made by Somalia in its state building goals. We have come from far as a nation and more needs to be done. Thank you Mr. President for your leadership and commitment to advancing our nation. Special appreciation to the African Union for its continued support and partnership.
Duco, hiil iyo garab buuxa ayaan u nahay geesiyaasha sharafta badan ee Xoogga Dalka oo habeen iyo maalin ku gudajira baacsiga argagixisada.
Guushu waa dhabowday Alle idankii ee aan u midowno ciribtirka Khawaarijta.
Waxaa maanta kulan la qaatay qaar ka mid ah Odoyaasha iyo Dhalinyarada ku nool Magalada Mogadishu. Kulanka wuxuu nogu soo dhamaadey Dooro ama halagu doorto.
Waxaa si habsami leh nogu qabsoomey Kulanka Xubnaha Xisbiga UPD waxaa lagu gorfeeyay qodobbo ay ka mid yihiin hawlaha ballaaran ee uu Xisbigu ugu jiro isu-diyaarinta doorashooyinka tooska ah ee dalka laga hirgalinayo.
Madaxweynaha JFS Mudane Dr Hasan Sheikh Mohamud ayaa ka qeyb-galay Shir madaxeedka 26-aad ee aan caadiga ahayn ee Madaxda Dalladda Bulshada Bariga Afrika (EAC), kaasi oo looga hadlay xiisadda dagaal ee kasoo cusboonaatay Bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo (DRC)
Madaxweynaha JFS Mudane Dr Hasan Sheikh Mohamud ayaa la guddoonsiiyey Abaalmarinta Hoggaamineed ee Afrika oo ay bixiso Africa House, munaasabad lagu qabtay magaalada Davos ee Switzerland