Kullanka Awooda Qarsoon , ayaa gallabta qabsoomay. Kullankan waxa marti ku ahaa Asma Ahmed , Abdifatah Farhan iyo Ahmed Abdi , oo bulshada la wadaagay caqabadihii ay bulshada kala kulmeen muddadii ay wadeen waxbarashada.
#BBF2024#Boramabookfair2024#BandhiggaBuugaagtaBorama
Dr. Cabdirahman Ducaale Bayle ayaa sharraxaad ka bixiyay baahida loo qabo in wakhti la geliyo waxqabadka loona istaago sidii bulshadeena wax loo tari lahaa.
#BBF2024#Boramabookfair2024#BandhiggaBuugaagtaBorama