Soplang – Programing language-kii Ugu Horrayay ee Af Soomaali ah
Markii ugu horraysay, waxaa la sameeyay luqad programing rasmi ah oo ku qoran Af Soomaali – waa Soplang.
Waa tallaabo hal-abuur leh oo Soomaalida u horseedaysa inay si buuxda uga qeybqaataan horumarka teknolojiyadda, iyaga oo aan ka tagin afkooda hooyo. Soplang ma ahan oo kaliya luqad programming, balse waa fure lagu furayo mustaqbal cusub oo uu Soomaali kasta ka noqon karo halyey teknoolojiyeed.
Maxay tahay Soplang?
Soplang waa luqad programing ah oo casri ah oo si gaar ah loogu dhisay in lagu barto, laguna horumariyo programing-ka iyadoo la adeegsanayo Af Soomaali. Waxay u oggolaaneysaa qof kasta, oo bilow ah ama horay aax uga baxsanaayeen — inuu si sahlan u fahmo asaasiga programing-ka iyada oo aan carqalad luqadeed jirin.
Waxay sidoo kale la timid qaab-dhismeed koodh oo fudud, ereyo si xeel dheer loo turjumay, iyo dukumintiyo laba luqadood ah (Soomaali & Ingiriis), taasoo ka dhigaysa luqad u furfuran qof kasta oo danaynaya cilmiga software-ka.
Maxay muhiim u tahay luqadani?
• Waxbarasho ku saleysan Af Soomaali: Baro programing-ka adigoo adeegsanaya erayo aad si dabiici ah u fahmi karto.
• Kobcinta xirfadaha IT-ga ee Soomaalida: Soplang waxay ka dhigeysaa barashada coding-ka mid la heli karo oo la fahmi karo.
• Il barasho furan (Open Source): soplang waa furantahay, wax baad ka baran kartaa, waxna waa ka beddeli kartaa ama wax baa ku darsan kartaa.
Ku biir dhaq-dhaqaaqan taariikhiga ah!
• Website: https://t.co/nXBWZfjUvl
• GitHub: https://t.co/9OoG2DJICA
• X (Twitter): https://t.co/BCdHKaCbPt
• Facebook: https://t.co/Ugm6IdJz3M
Waxaan la soo bandhigi doonaa dhammaadka bishaan version-kiisa 2.0.
Waa waqtigii aan qori lahayn mustaqbalkeenna, annaga oo aan afkeena ka tagin.
Believe in something.
Build the startup you never thought you could.
Shoot your shot with an unreachable founder.
Scale beyond your limits.
We have one shot to build the future of internet capital markets.
It's time to execute. NYC. This May.
https://t.co/VXTgSbPHw1
Hadaa rabtid inaa fahamtid jihada dhaqaalaha aduunka, la soco 4taan tilmaan and ee hoose. It’s the USA financial nerve system, hoos haday aadaan waa very good Laakin haday Kacaan waa cabsi cabsi.
🇺🇸 BIG WINNERS OF U.S. CRYPTO POLICY: $XRP, $ADA, and $SOL are thriving, with $AVAX awaiting recognition and $SUI, $FIL, $APT, $NEAR, and $MOVE gaining momentum after White House invitations.
Meanwhile, $LINK, $LTC, $DOT, and $HBAR are stronger candidates for the strategic reserve than memecoins.