@AbdisalamAato@HassanAKhaire Khayre kor buu hadlay sida ina War same iyo madax da faro ku tiris ka ah
Wa in dibu dhaca dal ka dawada yaal laga noqon oo lagu qayl xata hadii qori lagu hor istagi karo ga faf ka dhacaya
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane @HamzaAbdiBarre oo guddoomiyay kulan aan caadi ahayn ee Golaha Xukuumadda ayaa sheegay in uu u xaqiijinayo shacabka Soomaaliyeed in Dowladda Soomaaliya ay ka goโan tahay difaaca dalka, isla markaana taako ka mid ah berrigeena, baddeena iyo cirkeena aan lagu soo xadgudbi karin.
Qof xanuun la il-daran markad sobob u noqoto inuu caafimaado oo dib uu noloshiisa caadigaa u bilawdo waa farxad aan la qiyaasi karin. Sidoo kale qof markuu adigoo arkaya naftu ka baxdo oo dadaalkasta ood samaysay guuldareysto waa murugo aan la qiyaasi.