Culimada soomaaliyeed in la jaaifeysto ma fiicna mamada u geftay culimada waxaan lee yahay bixi raali gelin ileen khalad wuu dhacaaye
Qof kasta oo masuul qaran ah waxa uu ku hadlayo haka fiirsado hana la ilaaliyo sharafta io karaamada diinta
Fariin ku socota masuuliyiinta
Xilalka kasoo qabatay dalka ee
Maalmahaan caasimada ka waday
Mudaharaadka waxaan lee yahay u tura dadka iyo dalka xil hadad rabtan
Ku raadiya qalin ee yaan lagu raadin
Qori shacabka qax diyaar uma aha ee meel fog wax ka eega
Dalkeena hooyo waxaa bad baadin kara siyaasi aan xanun saneyn oo maskax fayoow laakin siyasi ku faraxsan in xalane laga dhexdhexadiyo waa rubish siyasigas
Dalka haloo turo meel fog baa laga keenay.
Dalkeena horunarkiisa waxaa hor
Taagan masuul u eke aan kala jecleyn
Dalka io dadka oo yaqaana dantiisa
Keliya hadaba waxaan oran lahaa dalka haloo turo hana la joojiyo in la dhageysto dad aan soomaali aheyn
Somali weyn aan u wada hambalyeyno dowlada Dan Qaran ee Xasan io Xamse oo ugu danbeyn dhameystiray dastuurkii qabyada aha
No more 4.5 qof kasta xisbi haku biiro qofkii aan xisbi haysan ha ila soo xiriiro waxan ku tusayaa xisbi
Aad iska dhex arki karto
Xalka soomaaliya wuxuu ku
Jiraa one man one vote dadka
Ama shaqsiyadka aan rabin
In doorasho xisbi inay ka dhacdo
Dalka waa shaqsi ama shaqsiyad
Dano shisheeya wada waxaan lee nahay somalia will go one man one vote
Notice
To my fellow somalis please
Lets support sudanes people
They need help as we all know there is civil war in sudan again lets not forget back in days when we need help #sudanneed help