Ustaad Yuusuf Al-Qardawi (Alle ha u naxariistee) ayaa mar la weydiiyey:
Shiikhoow sidee xukun wanaagsan & madax mudan xilka lagu heli karaa?
Wuxuu ku jawaabey: labo qaab oo kaliya buu ku iman karaa xukun wanaagsan:
1. In madaxda hadda xilka haysa Alle ku toosiiyo maslaxadda & danta ummadda iyo
2. In ay xukunka yimaadaan dad toosan oo garanaya mas’uuliyadda saaran, kana soo baxa amaanadda ummadda.
Wuxuu intaas ku darey: labadaas waxaa noo sahlan in kuwa hadda xilka haya Rabbi noo toosiyo oo ku hagaajiyo inay gartaan xilka & mas’uuliyadda saaran, kana soo baxaan sida ugu hagaagsan, maxaa yeelay iyagaa hogaankii haya oo way u sahlan tahay inay isbedel mug leh oo dhab ah sameeyaan.
Hadalkaas waa I galay runtii, waxaanan ku talinayaa bal in ayaamahaan kheyrka badan aan u duceyno madaxda dalka ee xilka haya heer dhexe & heer dowlad-goboleed in Alle noogu toosiyo xaqa xilka, oo garansiiyo mas’uuliyadda & xilka ay ummadda u hayaan inay ugu shaqeeyaan ee aysan ku shaqeysan.
Aamiin 🤲
@alihwarsame@alihwarsame dhibka ugu weyn ee Kala taga nookeenaa markasta waa siyaasad mashruucaysan oo ku dhisan aniga uun, Alle maddaxda hanoo gajiiyo. Caqligana Haku soo celiyo
كلما اقتربنا من الطريق الصحيح؛ طريق السلام وبناء الدولة الصومالية، تظهر كراهية الأعداء التقليديين، الذين يرفضون الخروج من عنق الزجاجة والاستفادة من الامكانيات البشرية والطبيعية، وتشتد وتيرة الإرهاب. ورغم التحديات، ف #الصومال في طريقه نحو الأمن والاستقرار وحفظ السيادة والمصالح.
رغم احترامي العميق للبنان وشعبه الشقيق، إلا أن المقارنة بين بيروت ومقديشو في غير محلها. نحن في الصومال نحارب الإرهاب الدولي منذ 15 سنة وأنتم في مستنقع طائفي وصراع إقليمي منذ ما يقارب نصف قرن. ندع الله أن يصالح في ما بينكم.
•اللهم اجعل قلوبنا خزائن توحيدك، وألسنتنا مفاتيح تمجيدك، وجوارحنا خدمَ طاعتك، فإنه لا عِز لنا إلا في الذلِّ لك، ولا غنى لنا إلا في الفقرِ إليك، ولا أمن لنا إلا في الخوفِ منك، ولا قرار لنا إلا في القلق نحوك، ولا راحة لنا إلا في الرِّضا بقَسْمِك واغفر لنا يارب العالمين .
أكثر شباب المسلمين (إلا من رحم الله) يحبون هذا اليهودي للأسف!! #مسي
هذا اليهودي من تمتلىء المقاهي لأجله! بل وتُؤجل الصلاة أو تُترك نهائيًا من أجله.
انتبهوا يا شباب؛ فهذا الحبّ يضرب عقيدة الولاء للمسلمين والبراء من الشرك وأهله في مقتل، والمرء مع من أحبّ؛ كما قال ذلك النبيّ ﷺ.
Morocco 🇲🇦 star Hakim Zayech has never taken a single dollar while playing for his country (since 2015). He donates it all to team staff and poor families in his native Morocco.