Historical Photographer | Preserving the past through my lens๐ท Yesterday deserves to be remembered โin frames ๐๏ธHistoricalPhotography | SomaliHeritage
Saddex Sano Kadib Doorashadii Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud: Guulaha, Caqabadaha & Xalka
Saddex sano iyo maalmo ayaa laga joogaa markii la doortay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Muddadaas waxaa u qabsoomay qorshayaal kala duwan, halka ay wali jiraan caqabado waaweyn oo aanan xal loo helin.
Agaasimaha Somali Public Agenda, @MahadWasuge, waxa uu faalladan ku qiimeynayaa saddexdii sano ee la soo dhaafay, iyadoo diiradda saareysa guulihii la gaaray, dib-u-dhacyadii iyo caqabadihii la wajahay, iyo arrimaha mudnaanta la siin karo sanadka haray.
#SomaliPublicAgenda #SPAVideoCommentary
#Somalia Embodying the spirit of Somali pastoral tradition, a young girl and her mother care for their camels and sheep in the scenic Hiiraan region, where the art of livestock herding continues to play a crucial role in their way of life.
#SomaliCulture#PastoralTradition
Madal lagu gorfaynayay kaalinta mucaaradka Soomaaliya iyo saameynta uu ku yeelan karo dimuqraadiyeynta iyo doorashooyinka mustaqbalka.
@CabasCurane ๐ท
Gorfeyn: Baaqa Ankara (Ankara Declaration)
Dad badan ayaa ku jahwareeray Baaqa Ankara. Sida ay sheegeen masuuliyiin qeyb ka ahaa shirka, saacado badan ayaa la qorayay baaqa. Luqadda uu ku qoran yahay oo ah mid diblomaasiyadeed ka sokow, baaqa waxaa ka muuqda in dalal aan heshiis ahayn wax cadna ku heshiin karin kalmado ka turjumaya wixii ay rabeen lagu muujiyo oo siyaabo kala duwan loo fasiri karo (creative ambiguity). Waxa aan soo xusuustay sida ay u qoran yihiin qaar kamid ah qodobbada dastuurka federaalka Soomaaliya oo si kasta loo fasiri karo.
Marka la eego sida isku-dhex-kariska ah ee uu u qoran yahay Baaqa Ankara (Ankara Declaration), labada dalba faaโidooyin ayaa ugu jira tanaasulna waa sameeyeen. Maxay ka faaโidayaan labada dal?
Soomaaliya waxaa ka yaraanaya culeyskii iyo dadaalkii tirada badnaa ee lagu bixinayay Is-afgaradkii Itoobiya & Somaliland maadaama ay madaxda Soomaaliya ku qanacsan yihiin in is-afgaradkaas laga laabtay, inkastoo aanan Baaqa Ankara lagu caddeynin qodobkaas balse laga fahmi karo. Maadaama siyaasadda gudaha sii cakirmeyso, culeys arrimaha dibadda ah ayaa dowladda ka yaraanaya.
Faaโidada labaad ee dowladda federaalka ugu jirta waa in ay u badan tahay in ay Itoobiya yareyso saameynta ay ku leedahay dowlad-goboleedyada oo aanay xagal-daacin dadaallada dowladda federaalka islamarkaana aanay ka horkeenin dowlad-goboleedyada qaarkood.
Itoobiya iyadana faaโidooyin ayaa ugu jira. Midda ugu muhiimsan waa in ay u badan tahay in ay Itoobiya qeyb ka noqoto howlgalka cusub ee AUSSOM ee uu Golaha Ammaanka fadhi ka leeyahay 18-ka bishan. Heshiiskan Ankara waxa uu u gogol-xaarayaa in Itoobiya ka mid noqoto howlgalka cusub oo ay shanta sano ee soo socota howlgalka u qaabilsanaato Dowlad-goboleedka Koonfur-galbeed.
Faaโidada labaad ee Itoobiya ugu jirta waa in ay heshay fursad ay dib ugu qiimeyso isbeddelka ka dhacay Somaliland iyo suuragalnimada in ay wixii ay ka rabtay Somaliland oo ah bad saldhig u noqoto ciidankeeda badda ka heli karto dowladda federaalka. Guddiyada farsamo ee la dhisi doono iyo sida ay u howlgalaan ayaa laga ogaan doonaa. Haddii ay sida ay rabto ka heli weyso dowladda federaalka, Itoobiya weli waxa ay ka fikiri kartaa in ay dib ulasoo baxdo Is-afgaradkii Somaliland (gaar ahaan haddii ay is fahmaan hoggaanka cusub ee Somaliland) maadaama ay ku doodi karto qoraal rasmi ah oo ay uga laabatay in aanu jirin.
Si kastaba ha noqotee, Baaqa Ankara waxa uu dejin doonaa xiisadda colaadeed ee ka jirtay geeska Afrika. Waxa uu sidoo kale dhibco siyaasadeed oo weyn siinayaa dowladda Turkiga oo muujisay in ay arrimaha Geeska Afrika uga horreyso dalal badan.
Former Somali Planning Minister Abdirahman Aynte on @somalipubagenda podcast: โTo achieve a one-person, one-vote election in #Somalia, three key elements are needed:
- ๐๐จ๐ง๐ฌ๐๐ง๐ฌ๐ฎ๐ฌ.
- ๐๐ง๐ฌ๐ญ๐ข๐ญ๐ฎ๐ญ๐ข๐จ๐ง๐ฌ ๐ฐ๐ข๐ญ๐ก ๐ญ๐ก๐ ๐๐๐ฉ๐๐๐ข๐ญ๐ฒ ๐ญ๐จ ๐๐จ๐ง๐๐ฎ๐๐ญ ๐๐ฅ๐๐๐ญ๐ข๐จ๐ง๐ฌ.
- ๐ ๐ฉ๐ซ๐๐ฌ๐ข๐๐๐ง๐ญ ๐ฐ๐ข๐ญ๐ก ๐๐ง๐จ๐ฎ๐ ๐ก ๐๐ซ๐๐๐ข๐๐ข๐ฅ๐ข๐ญ๐ฒ ๐ญ๐จ ๐จ๐ฏ๐๐ซ๐ฌ๐๐ ๐ฌ๐ฎ๐๐ก ๐๐ง ๐๐ฅ๐๐๐ญ๐ข๐จ๐ง.
โUnfortunately, none of these are currently in place," @Aynte stated.
It was great to have moderated this @somalipubagenda forum on the role of national civil society and media in supporting accountability in humanitarian interventions in Somalia.
NEW RESEARCH REPORT I Accountability in the Humanitarian Sector
This study co-authored by @IbraJibril_, @sdiep & @MahadWasuge examine the role of national civil society and media in supporting accountability around humanitarian interventions in Somalia
https://t.co/L0Dtf2Gh9J
Our Executive Director @MahadWasuge was a panelist at:
โก๏ธ @ODI_Globalโs @hpg_odi-organized panel discussion on โReconstructing accountability narratives to centre the interests and priorities of affected communitiesโ
&
โก๏ธ@assocCartONG-organized discussion on โChanging the outlook: for a local approach to dataโ at the Humanitarian Network & Partnerships Week (#HNPW2024).
NEW BRIEF
This joint brief with Somali Dialogue Platform / @RVInews:
1โฃAnalyses the Adoption Procedure for the Constitutional Amendment, &
2โฃExplores ways CSOs can contribute to and influence the constitutional review process
Read the full brief here
https://t.co/gqoKXih6yO