Waxa kaliya oo aan is leeyahay ka maado waa in aan sababsado qof Muslim ah gacantiis umana eka mid laga fursanayo
Waddada furan waa in aan gaal isku dhiibo oo adoon u noqdo
@LamaFarxiyo Waa run oo rag badan waxaa jira ammaanta ka xanaqa.
Halka mar ee aan ammaantayda dhagaysan karo waa markii meel aan ka maqanahay laga sheego shaqo aan ka qabtay.
Ababintii carruurnimo ee ahayd "carruurta asaaga ah ka soo xoog waxaa ku cayaari lahayd"
Ayaantaan la dhex joognaa hay'adihii dowladda, dambina uma aragno hanti dad waynaha ee aan laba laqayno
Iimaanka aan ku qabno dowladnimadeena waxaa ka waynaaday kan aan ku qabno qabiilkeenna
Waana sababta magacyada ashkhaastu uga sara mareen magaca hay'adahii dowladnimo ee ayagu ku hoos jiri lahaayeen
@NafisaOgle Allaha u naxariisto oo ka raalli noqdo. Dr Xaawa Cabdi, waxaan ku xasuustaa inay duleedka Muqdisho ku lahayd xarun caafimaad oo carruurta iyo hooyada u adeegi jirtay, sanadkii 2007 noqotay meel ay magan galeen bulsho badan oo ka cararaysay dagaalada iyo weerarada ciidama Itoobiya